Dil Goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho iyo ninkii ka Dambeeyay oo la qabtay

Askari katirsanaa ciidanka dowlada Soomaaliya oo ilaalo ka ahaa Isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisgo ayaa goordhaw dil u geestay nin dhalinyaro ah oo la sheegay in uu ku shaqeesanayay Mooto Bajaaj. Sida aan wararka ku helnay dilka ayaa ka dhacay afaafka hore ee Isbitaalka Banaadir, waxaana goobjoogayaal ku warameen in askariga dilka geestay iyo ninka … Continue reading Dil Goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho iyo ninkii ka Dambeeyay oo la qabtay